What's happening?

Video Sources 6368 Views Report Error

  • Hadda Daawofanprojaflaam.com

Adım Farah Afsomali: 1x9

Episode 9

Adım Farah: 1×9 Afsomali

Adım Farah: 1×9 Afsomali
Apr. 26, 2023

(17) comments

  • MaxamedAugust 3, 2023Reply

    Please kurulus osman iyo walaalaha soo dhiga xagan fanproj ♥️🇸🇴🐐

  • SakiAugust 3, 2023Reply

    Kuso dhakhso talye

  • ShamsaAugust 6, 2023Reply

    Plz rer fanproj soo dhiga walalahey qeybaha u danbeyo iyo abaabul 3 gabdhood gabadha La Ciilay plz plz 🙏 😢 😭

    • MohamedAugust 11, 2023Reply

      Shamsa streamnxt gado ama an kuu furo

      • ShamsaAugust 12, 2023Reply

        Mahadsanid mohamed wan fura laha lkn lacg Uma hayo dhibkas jiro wllo

      • Xuseen FarahSeptember 1, 2023Reply

        Halkan wax mala soo dhigayo miyaa sxp?

  • XanaanAugust 11, 2023Reply

    War dee maanta waa jimcee Mxaa idinku dhacay maad waxa nagasoo daysaan haaye😳 mxaad oogu dhaganthiin🤨 meesha iska xidha mrba hdaydaad dadku wxay niga codsadaan aydaan u samaynaynin😏.

  • ShamsaAugust 20, 2023Reply

    Soo daaya plz plz 🙏 qeybta 9 10 ilaa gormee sugeyna waa xiiqne so daaya yqy 😪

  • ShamsaAugust 24, 2023Reply

    Goorme noso deyneysan qeybtan io qeybaha kale plz noso daaya 😪😪

  • Khalil alexAugust 31, 2023Reply

    Abtiyayaal si weyn ayan idinku xidhanahaye mad naga so daysan qeybaha dambe se camal 🙏😭😭

  • AbdikhaniSeptember 4, 2023Reply

    Qeybta 9aad madawan kari maxa ku dhacay wll faalo iso galeyso kadib bes waxkale majiran

  • TeestaSeptember 7, 2023Reply

    Wixiina gumaysi waaye wlh
    Shaqo tag ma tihiin runti

  • DeerowSeptember 26, 2023Reply

    War meesga maka guurtèen yaa koomaqan ilaaan booqashadeena waa lacage waa sbbta eeydadku idinkaaga xiiso dhacaan👎👎👎👎👎💯🔞

  • AbshirOctober 20, 2023Reply

    Madaxdeena fanproj waa codsi taxanayaasha way soo laabteen wllaha _kurulus Osman _abaabul oo isbuucaan ah I.a wllayaalow idinkoo mhdsnd noo soo fasaxa adim farah noo dhameystira

    • fanprojaflaam_6yuzeaOctober 22, 2023Reply

      wyhy ugaas

  • qamarjiOctober 24, 2023Reply

    ugaas beel ee noo soo daay waxa canaansi badanaa soomalida uuf

  • AbdiqadirNovember 1, 2023Reply

    Maxaad dhacay lama daawankaree

Leave a comment

Name *
Add a display name
Email *
Your email address will not be published