What's happening?

Video Sources 4686 Views Report Error

  • Hadda Daaworumble.com

Adım Farah Afsomali: 1x7

Episode 7

Adım Farah: 1×7 Afsomali

Adım Farah: 1×7 Afsomali
Apr. 12, 2023

(25) comments

  • ShaakaJune 4, 2023Reply

    Horta 1qeyb maxaa usoo dhigtaan qeybo badn soo dhiga

  • Ali AhmedJune 15, 2023Reply

    Abaabul QAYBTA 75 Gormaad so dhigysaan

  • MohammedJune 17, 2023Reply

    Maxaad lambar 7 la soo dhigi laadhihiin naga dhiga waxaad dhahdeen jimcaha ayaan soo dhigaynaa ilaa iyo hada maad soo galin naga soo galiya

  • FaysalJune 17, 2023Reply

    Maxaa ku dhacay 7

  • MaxamedJune 19, 2023Reply

    Xalqada 7aad maxa ku haysateen dhilaa ina dhashay soo fasaxa

  • MaxamedJune 19, 2023Reply

    Maxaa ku dhacay qeyta 7 jimco waa laso dhaafay ilaa ahda ma soo galinnin

  • HoJune 19, 2023Reply

    Jimco wala dhafe qeybta maxaa ku dhacay

  • Sabna GeelleJune 19, 2023Reply

    War iima shaqaynayo kaligay miyaa

  • FouziaJune 19, 2023Reply

    Xalqada 7 awe

  • Mascuud MohamoudJune 19, 2023Reply

    War heedheh maxaa idinku dhacey maad soo deysaan musalsalka

  • Jama DalaJune 20, 2023Reply

    Qeybta 7aad soo dhiga wadla so dahden

  • FartuunJune 20, 2023Reply

    Nabad

  • SakiJune 21, 2023Reply

    Soo dhig hee

  • MohamedJune 22, 2023Reply

    Wllo adinka oo raaliya
    Musalsalkan si xiriir ah
    Noogu wada jumce walba
    Xalqad

    Hadana lambar 7 soo daaya
    Codsiga noo tixgaliya

    • fanprojaflaam_6yuzeaJune 25, 2023Reply

      7 iyo 8 ayn so galinaa ,maalmo yar ii dulqaata

  • X-manJune 22, 2023Reply

    Wr nio naga soo diga eposide 7

    • fanprojaflaam_6yuzeaJune 25, 2023Reply

      7 and 8 ayn soo dhigaa insha allah

  • bakarJune 23, 2023Reply

    walaalaha

  • NasriinJune 24, 2023Reply

    War dee bal wxa nagasoo daaya haaye aggah. Mxaad dadka been ugu sheegaysaan ood u leedihiin jimcaha la socda idinkoo jimcanaha soo daynayn? Maanta waa sabti mana shaqaynaayo. Ama beenta naga daaya oo wakhtigaad doontaan soo fasaxa ama jimcahaad sheegaysaan noosoo daaya dee, oo dad go’aan leh noqda Mxaa idinku dhacay. Dad bdn baa nigu dhixane ciseeya dadka.

    • fanprojaflaam_6yuzeaJune 25, 2023Reply

      wllka cilad yar ayaa jirta lkn sida ugu dhaqsiyaha bdn ayn labo qeyb kuso dhigaa

      • AbdaleJune 25, 2023Reply

        Kuso dhakhsada pro

  • Mascuud MohamoudJune 24, 2023Reply

    War maad Soo daaysaan

  • Awil IiraaleJuly 25, 2023Reply

    Asago dhamaystiran telegramku wuu yaala idikana waad nagu macanaysen nagoo soo fasaxa plz

  • AbdirahmanJuly 28, 2023Reply

    Managa so fasaxdan qaybta 7aad

  • AbdirahmanJuly 30, 2023Reply

    Se wax uwadan War waxa iska xira ama noo fasaxa iimaanka allaha idinka qaade

Leave a comment

Name *
Add a display name
Email *
Your email address will not be published